Hargeysa (Radioborama):- Siyaasi Axmed Cilmi Yare oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Bariga magaalada Burco aaney maanta xaq u laheyn in lagu wareejiyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye balse ay haboon tahay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye maanta lagu wareejiyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobalka Sool

Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan