Addisababa(Codkaharawo)- Iyadoo magaalada madaxda dalka Ethiopia ee Adis ababa maamuus qaran loogu sameeyey taliyihii ciidanka dalka Ethiopia ee la dilay ayaa Taliye Kuxigeenka Milatariga Itoobiya General Burhanu Julla uu Shaaca Kaqaaday Sababta Loo Dilay Saraakiisha Ciidanka.

Geberal Seara Mokennon siyaasi muuna ahayn, xil iyo kursi cidna kumuuna haysan, maxaa loo dilay isagoo dadkiisa midaynaya?