Saxafiga Weyn Ee U Dashay Ingiriiska David Vance Oo Bartiisa Facebook ku qoray Muuse Biixi Wuxu Galay Dambiyo Dagaal Maxaa Maxkamada Heeg loo taagi waayay.

 

Muuse Biixi ayaa ka mid ahaa hogaamiyayaashii Jabhadii Somali National Movment (SNM) dagaalkii sokeeye ee lagu xasuuqay shacab badan, waxaana gacantiisa ku baxay ama amarkiisa ku baxay dad badan waxaana dagaanada ay kooxdii uu u talinayey ka dagaalamaysay ahayd galbeedka iyada oo shacab badan oo ka soo jeeda beesha Samaroon halkaas ugu xasuuqday siyaabo kala duwan.