Magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa maanta kusoo laabtay Masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDS iyo Xisbiga DS oo ay ka mid yihin madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo gudoomiyaha XDS ahna wasiirka maaliyada Ethiopia,  Axmed Shide Maxamed oo hawla shaqo ugu maqnaa Addis-ababa.

Soo wada noqoshada masuuliyiinta DDS ayaa loo badinayaa inay wadaa qorshe sid wada jir ah looga soo faray

Magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa maanta kusoo laabtay Masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDS iyo Xisbiga DS oo ay ka mid yihin madaxwaynaha DDS mudane Mustafe Muxumed Cumar iyo gudoomiyaha XDS ahna wasiirka maaliyada Ethiopia,  Axmed Shide Maxamed oo hawla shaqo ugu maqnaa Addis-ababa.

Soo wada noqoshada masuuliyiinta DDS ayaa loo badinayaa inay wadaa qorshe sid wada jir ah looga soo faray magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia..