Haayada caalamiga ah ee xasaradaha aduunka (International Crisis Group) oo kadigtay Xaalada qasan ee dalka itoobiya.

International Crisis group oo ah haayad caalami ah oo kashaqaysa cilmi baadhisna kusanaysa meelaha iyo wadamada khalkhalku kajiro, ama kadhalankaro iyo colaadaha ayaa kadigay xaalada dalka itoobiya kadib dilkii madaxda sare ee deegaanka axmaarada iyo saraakiisha ciidanka milatariga.

Haayadan ayaa kadigtay hadalada is khilaafsan ee kasoo baxaya haayadaha dawlada iyo kooxaha kasoo horjeeda, waxayna kubaaqday in cidwaliba ka fiirsato hadalada iyo ficilka ay samaynayso maadaama ay cawaaqib xumo horle keeni karto.

xalaada dalka Ethiopia ayaa ah xili xaadirkan mid qasan iyagoo uu jiro kala shaki xoogan oo dhanka sarakiisha dowlada iyo ciidanka dalka Ethiopia..