HALKAN KA AKHRI

Agaasimaha CIA Gina Haspel ayaa Arbacadii raali-gelin buuxda u dirtay qoyskii Osama bin Laden iyadoo shaaca ka qaaday cadaymo cusub taas oo si dhammaystiran u tirtiray in hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida lug ku laheyn wax kasta oo ka mid ah weerarkii 9/11.

Waxay kaloo sheegtay in CIA-du si dhaqso ah u qaaday tallaabo aan macluumaad buuxda iyo caddeymo laheyn, tallaabadaasna lagu jaray nolosha nin la jecelaa, aabbe, ganacsade, iyo qabanqaabiye bulsho oo aad wax ku ool u ahaa.

Ugu dambeyntii waxay tidhi “Waxaan fahamsanahay inaysan jirin wax aan sameyn karno ama kusheegno in Osama ku soo noqon karo, laakiin waxaan rajaynaynaa in reerka bin Laden aqbali doono lacag samir-siin ah oo dhan $18 milyan oo lagu aqoonsanayo xanuunka iyo silica reerka.

HALKAN KA AKHRI