Boqolaal ruux ayaa ka qayb qaatay banaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay gobolka Tigreeega kaasi oo sida muuqata ay soo abaabuleen saraakiisa maamul goboleedka Tigreega, Shacabka Banaanbaxayey ayaa ku dhawaaqayey erayo ay kamid ahayd ha’is casilo Abiy Axmed Raisal wasaaraha Ethiopia.